Xaalada uu ku sugan yahay Mukhtaar Roobow oo walaac badan laga muujiyey

Guddoomiyaha xisbi la magac baxay Amniga iyo Cadaaladda oo fadhigiisu yahay Muqdisho ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu ku muujinayo walaac xooggan oo ay ka qabaan badqabka Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Roobow oo horey u ahaa ku-xigeenkii ururka Al-Shabaab oo bishii December sannadkii 2018-ka ay dawladda Soomaaliya ka hor istaagtay inuu u tartamo hoggaanka … Continue reading Xaalada uu ku sugan yahay Mukhtaar Roobow oo walaac badan laga muujiyey